Posts

Showing posts from January, 2019

Xog Dheeraad Ah, Biyo baxa degdegg ah!

                     Biyo baxa degdegga ahi waa dhibta ugu badan ee ragga ka qabsata dhanka u tagista dumarka dunida oo dhan (Xanuun maaha) Cabashada biyo-baxa degdegga ah  ee ragga kala soo xidhiidh bayjkan waa markii u horraysay ee somaliland la keeno habka noocan ah. Iyada oo aan la isticmaalayn, Kiniinno, Buufimo, dhir ama Herbal, malab, kiriim IWM. ayaa si wax ku ool ah aad uga raysanaysaa biyaha oo hore kaaga yimaadda. waxaynu naqaannaa qofka isticmaal waxyaabahaa aynu kor ku soo sheegnay inuu mar walba oo uu xaaskiisa u tagayo u baahdo inuu sii cuno 30 daqiiqadood ka hor ama saacad ka hor. waxaaa ku xiga saamayn dadban(side-effect) uu hadhow qofku kala kulmo waxaa soo dhan. waxa ugu weyn ee aanu annagu kuu qabanaynnaa waxa weeyaan adiga oo awood u yeesha inaad biyahaaga xakamayn karto, kaantarroolkaagana hoos yimaaddaan adiga oo xilliga aad doonto iska keenaya adiga oo xaaskaagii qanciyay oo iyadu gaad...

Xarunta Daaweynta Biyo-baxa Degdegga ah

Haddii aad ka cabanayso is hanasho la;aan xilliga galmada oo ay ku daashadeen dawooyin sida kiniinno, buufimo( spray), kiriimo, saliido, iwm Haddii aad dhinaca galmada ka gaabisay amma hammadaadu sidii hore ka hoosaysoHaddii aad dareemayso in xubinkaaga taranka awooddiisu gaabisay, da’daadu in kasta ha joogteeHaddii habeenkii u horreeyay ee aqal galka uun aad ogaatay in aanad is hanan Karin oo aad kulanka lammaanahaaga muddo gaaban ku soo af jaraysoHaddii aad muddo ka warwarsanayd afadaada oo aad raalli galin kari weyday, da’daadu inta ay doonto ha leekaatee.   Haddii aad galmada badsatay oo aad xanuun dareento xilliga kulanka  Iyo in kale oo badan oo la xidhiidha arrimaha galmada, waxa aan kuu hayaa Hannaankii iyo Habkii aad uga bixi lahayd dhibaatooyinkaa iyo xanuunnadaa aynu kor ku soo sheegnay oo dhan, adiga oo aan qaadanayn amma aan isticmaalayn wax kiniin, buufim kiriim iyo dhir midna.Intaa ka dib waxa aad u yeelaynaysaa in aad is hanan karto awoodna u yeelat...