Biyo baxa degdegga ahi waa dhibta ugu badan ee ragga ka qabsata dhanka u tagista dumarka dunida oo dhan (Xanuun maaha) Cabashada biyo-baxa degdegga ah ee ragga kala soo xidhiidh bayjkan waa markii u horraysay ee somaliland la keeno habka noocan ah. Iyada oo aan la isticmaalayn, Kiniinno, Buufimo, dhir ama Herbal, malab, kiriim IWM. ayaa si wax ku ool ah aad uga raysanaysaa biyaha oo hore kaaga yimaadda. waxaynu naqaannaa qofka isticmaal waxyaabahaa aynu kor ku soo sheegnay inuu mar walba oo uu xaaskiisa u tagayo u baahdo inuu sii cuno 30 daqiiqadood ka hor ama saacad ka hor. waxaaa ku xiga saamayn dadban(side-effect) uu hadhow qofku kala kulmo waxaa soo dhan. waxa ugu weyn ee aanu annagu kuu qabanaynnaa waxa weeyaan adiga oo awood u yeesha inaad biyahaaga xakamayn karto, kaantarroolkaagana hoos yimaaddaan adiga oo xilliga aad doonto iska keenaya adiga oo xaaskaagii qanciyay oo iyadu gaad...