Posts

Showing posts from January, 2023

saamaynta taban ee biyo baxa degdegga ahi ku leeyihiin ragga

  Waxa ay ka dhigtaa qof kalsoonidu ka dhimato Waxa ay ku noqotaa dhibaato weyn oo nafsi ah Waxa uu noqdaa qof mar kasta werwersan Waxa uu ka niyad jabaa la kulanka iyo galmada xaaskiisa Waxa uu noqdaa nin nafsiyan ka hooseeya naagta Hammada ayaa si ku meel gaadh ah uga guurta Waxa ka luma xiisaha uu xaaskiisa u qabo

Saamaynta taban ee Biyo-baxa degdegga ahi ku leeyihiin Dumarka

   Dareenka xiisaha galmada oo ka yaraada ·          Niyad jab joogto ah ·          Waxa ay noqotaa qof muran qaylo badan ·          Mushkilado yaryar ayaa ay wax wey ka dhigtaa ·          Waxa ay ka dheeraataa galmada ·          Waxa ay laysaa carruurta ·          Markasta ninka waxa ay kala hortimaadda Jikaar ·          Waxa ay burburisaa wada noolaanshaha qoyska ·          Haddii ay is khilaafaan waxa ay ka dhigataa hub ay u adeegsato inay ninka ku weerarto

Saamaynta Taban Ee Uu Biyo-Baxa Degdegga Ahi Ku Leeyahay Ragga.

     Niyad Jab faraba badan oo uu ku keeno. ·          Kalsoonida oo ka lunta ·          Isaga oo xaaskiisa agteeda ku dareema diciifnimo ·          Galmada oo uu ka dheeraado. ·          Cadho badan iyo is-difaacid. ·          Hammada oo si ku meel gaadh ah uga guurta ·          Wada noolaanshaha xaaskiisa oo ku adkaata siiba haddii ay xaasku uga dhigayso iin ay ku weerarto.

Maxaa keena biyo baxa degdegga ah?

 Arrinta ugu weyn uguna horraysa ee keenta biyo baxa degdegga ahi waa ninka oo biyihiisa gacanta iskaga keena muddo badan, gaar ahaan inta uu dhallinyarta yahay. Xirfad-darro dhanka galmada ah, siiba in ninku marka uu xaaskiisa ku cusb yahay galmada aad u badiya isaga oo dhowrka bilood ee ugu horreeya reerkiisa habeen kasta dhowr jeer biyaha iska keenaya. Koborta ama xubinka taranka inta hore ee gaar u go’an oo sensitive noqota. Xubinta taranka ee naagta oo cidhiidhi ah. Ninka oo hammadiisu badan tahay oo marka ugu horraysa ee xaaskiisa u tagayo habeenka arooska si is-maqiiq ah ugu taga Ninka oo balwadaha badsada sida, Qaadka, sigaarka, ALkohoosha IWM. Ninka oo xaalad warwar ah ama walbahaar ah ku jira.  

Waa Maxay biyo-baxa degdegga ahi?

  Ninka waxa la odhan karaa waxa uu leeyahay Biyo-baxa degdegga ah, marka ay biyuhu ka soo boodaan isla marka uu dareenkiisu kaco, ama waxyar kadib marka uu haweenaydiisa afka u galiyo xubinkiisa. Haddii aynu si kale u nidhaahno, biyo-baxa degdegga ahi waa nin kasta oo biyihiisu ka yimaadda kahor inta aanu qancin xaaskiisa.’ Halkan ka Iibso  https://hargeisa-alluring.sellfy.store/p/daaweynta-biyo-baxa-degdegga-ah/

Maxaanu Kuu Haynnaa?

  Xataa haddii ay biyuhu kaaga yimaaddaan markaad aragto naag qaawan; ama aad gabi ahaanba ka rajo dhigtay inaad daawo hesho kadib boqollaal dollar oo kaa khasaaray; ama aad isticmaalaysay kiniinno iyo wax la mid ah; ama lagu yidhi maskaxda ka saar iyo wax la mid ah; ama aad ka aragtay in aan cuntada oo la baddalaa waxba ka tarayn biyo baxa degdegga ah…. Halkan waxaad ka helaysaa bayjkan   iska daaweyn degdeg ah oo aad natiijada dhakhso u arkayso horena loo tijaabiyay. Waxa hubaal ah inaad guul ka gaadhayso noloshaada galmada. Biyuhu kaa iman maayaan balse waxaad iska keenaysaa marka ay ku tidhaahdo iska keen ama marka aad adigu doonto.         Link-gan hoose ka akhri xogta oo nagala soo xidhiidh ama halkan ka iibso.  https://hargeisa-alluring.sellfy.store/p/daaweynta-biyo-baxa-degdegga-ah/  https://biyobaxa.blogspot.com/