Maxaa keena biyo baxa degdegga ah?
Arrinta ugu weyn uguna horraysa ee keenta biyo baxa degdegga ahi waa ninka oo biyihiisa gacanta iskaga keena muddo badan, gaar ahaan inta uu dhallinyarta yahay.
Xirfad-darro dhanka galmada ah, siiba in ninku marka uu xaaskiisa
ku cusb yahay galmada aad u badiya isaga oo dhowrka bilood ee ugu horreeya
reerkiisa habeen kasta dhowr jeer biyaha iska keenaya.
Koborta ama xubinka taranka inta hore ee gaar u go’an oo sensitive
noqota.
Xubinta taranka ee naagta oo cidhiidhi ah.
Ninka oo hammadiisu badan tahay oo marka ugu horraysa ee
xaaskiisa u tagayo habeenka arooska si is-maqiiq ah ugu taga
Ninka oo balwadaha badsada sida, Qaadka, sigaarka,
ALkohoosha IWM.
Ninka oo xaalad warwar ah ama walbahaar ah ku jira.
Comments
Post a Comment