saamaynta taban ee biyo baxa degdegga ahi ku leeyihiin ragga
Waxa ay ka
dhigtaa qof kalsoonidu ka dhimato
Waxa ay ku
noqotaa dhibaato weyn oo nafsi ah
Waxa uu
noqdaa qof mar kasta werwersan
Waxa uu ka
niyad jabaa la kulanka iyo galmada xaaskiisa
Waxa uu
noqdaa nin nafsiyan ka hooseeya naagta
Hammada
ayaa si ku meel gaadh ah uga guurta
Waxa ka
luma xiisaha uu xaaskiisa u qabo
Comments
Post a Comment