Xog Dheeraad Ah, Biyo baxa degdegg ah!


                   

Biyo baxa degdegga ahi waa dhibta ugu badan ee ragga ka qabsata dhanka u tagista dumarka dunida oo dhan (Xanuun maaha)

Cabashada biyo-baxa degdegga ah  ee ragga kala soo xidhiidh bayjkan
waa markii u horraysay ee somaliland la keeno habka noocan ah.
Iyada oo aan la isticmaalayn, Kiniinno, Buufimo, dhir ama Herbal, malab, kiriim IWM. ayaa si wax ku ool ah aad uga raysanaysaa biyaha oo hore kaaga yimaadda.

waxaynu naqaannaa qofka isticmaal waxyaabahaa aynu kor ku soo sheegnay inuu mar walba oo uu xaaskiisa u tagayo u baahdo inuu sii cuno 30 daqiiqadood ka hor ama saacad ka hor. waxaaa ku xiga saamayn dadban(side-effect) uu hadhow qofku kala kulmo waxaa soo dhan.

waxa ugu weyn ee aanu annagu kuu qabanaynnaa waxa weeyaan adiga oo awood u yeesha inaad biyahaaga xakamayn karto, kaantarroolkaagana hoos yimaaddaan adiga oo xilliga aad doonto iska keenaya adiga oo xaaskaagii qanciyay oo iyadu gaadhay gariirkii galmada, ama haddaynnu si kale u nidhaahno biyihii ka yimaaddeen. 


                     Premature Ejaculation. 
What is premature ejaculation?
Waa maxay biyo baxa degdegga ahi?
Qofka la odhan karo waxa uu qabaa biyo baxa degdegga ah waa nin kasta oo biyuhu ka soo dhacaan isla marka uu xubinkiisa taranka galiyo xaaskiisa ama in yar kadib marka uu galiyo. Ama waxa la odhan karaa waa nin kasta oo biyihiisu ka yimaaddaan ka hor inta aanu qancin xaaskiisa oo aanay iyadu gaadhin gariirkii galmada, si kale haddii loo dhigo iyada aanay biyihii aanay ka imman.
Maxaa keena biyo baxa degdegga ah?
Sababta ugu weyn ee keenta biyo baxa degdegga ahi waa siigaysiga(qofka oo biyaha gacanta isaga keena). qofku marka uu biyaha gacanta iskaga keenayo marka uu dhallinyarta yahay waxa uu xiisaynayaa waa dareenka macaan ee uu markiiba ka helayo biyo iska keenidda laakiin hadduu ogyahay in khatartiisu danbarsanayso noloshiisa oo dhan ma uu sameeyeen ficilkaa xun.
waa kuwan waxyaabaha keena biyo baxa degdegga ah.

  • Qofka oo joogteeya inuu biyaha iska keeno
  • Qofka oo galmada si joogto ah u sameeya oo isku xigxiga isaga oo wakhti ama maalmi u dhaxaysiin, ama in badan reer lahaa oo muddo badan galmo samaynayay oo 10 sano iyo wax ka badan ah.

  • Isaga oo maalinta u horraysa ee galmo samaynayo ee jidhka naagta arko is kala garan waaya oo isku maqiiqa oo si naf la caarinnimo ah oo degdeg ah u sameeya galmada. qofkaas oo kale biyuhu waa ay ka horreeyaan intaanu xubinkiisa galin naagta.
  • Xirfad la'aan dhanka galmada ah.
  • xubinta taranka ee naagta oo cidhiidhi ah.
  • Dareenka oo ku badan ninka laftiisa.

    

Comments

Popular posts from this blog

Maxaanu Kuu Haynnaa?