Xarunta Daaweynta Biyo-baxa Degdegga ah
Haddii aad ka cabanayso is hanasho la;aan xilliga galmada oo ay ku
daashadeen dawooyin sida kiniinno, buufimo( spray), kiriimo, saliido, iwm
Haddii aad dhinaca galmada ka gaabisay amma hammadaadu sidii hore ka hoosaysoHaddii aad dareemayso in xubinkaaga taranka awooddiisu gaabisay, da’daadu in kasta ha joogteeHaddii habeenkii u horreeyay ee aqal galka uun aad ogaatay in aanad is hanan Karin oo aad kulanka lammaanahaaga muddo gaaban ku soo af jaraysoHaddii aad muddo ka warwarsanayd afadaada oo aad raalli galin kari weyday, da’daadu inta ay doonto ha leekaatee. Haddii aad galmada badsatay oo aad xanuun dareento xilliga kulanka Iyo in kale oo badan oo la xidhiidha arrimaha galmada, waxa aan kuu hayaa Hannaankii iyo Habkii aad uga bixi lahayd dhibaatooyinkaa iyo xanuunnadaa aynu kor ku soo sheegnay oo dhan, adiga oo aan qaadanayn amma aan isticmaalayn wax kiniin, buufim kiriim iyo dhir midna.Intaa ka dib waxa aad u yeelaynaysaa in aad is hanan karto awoodna u yeelato in marka aad doonto ay biyuhu kaa yimaaddaan. Dawadaasina ma laha wax saamayn kale ah (side effect)Annaga oo maskaxda ku haynna in arrinkani yahay mid xasaasi ah bulshaddennuna aanay ka hadal, waxa aanu kuu ballan qaadaynnaa in arrimahaagu sir kuu ahaadaan. Qiimuhuna waa mid u qalma waxa lagaa daweynayo.
Wixii faahfaahin ah ee
intaa dheer naga la soo xidhiidh:
Ama noogu soo dir E-mail:
xaruntabb2@gmail.com
Hargeysa, Somaliland.
Mahadsanid.
Xaruntu waxay ku taallaa Fooqa Cimaarat As salaal ee Baxsane ee u dhow Halkii uu ahaan jiray Sinimoogii hore ee Hargeysa ama agagaarka HAYAT HOSPITAL ee magaalada Hargeysa.
Comments
Post a Comment