Saamaynta Taban Ee Uu Biyo-Baxa Degdegga Ahi Ku Leeyahay Ragga.
Niyad Jab faraba badan oo uu ku keeno.
·
Kalsoonida oo ka lunta
·
Isaga oo xaaskiisa agteeda ku dareema diciifnimo
·
Galmada oo uu ka dheeraado.
·
Cadho badan iyo is-difaacid.
·
Hammada oo si ku meel gaadh ah uga guurta
·
Wada noolaanshaha xaaskiisa oo ku adkaata siiba haddii
ay xaasku uga dhigayso iin ay ku weerarto.
Comments
Post a Comment