Saamaynta taban ee Biyo-baxa degdegga ahi ku leeyihiin Dumarka

  Dareenka xiisaha galmada oo ka yaraada

·         Niyad jab joogto ah

·         Waxa ay noqotaa qof muran qaylo badan

·         Mushkilado yaryar ayaa ay wax wey ka dhigtaa

·         Waxa ay ka dheeraataa galmada

·         Waxa ay laysaa carruurta

·         Markasta ninka waxa ay kala hortimaadda Jikaar

·         Waxa ay burburisaa wada noolaanshaha qoyska

·         Haddii ay is khilaafaan waxa ay ka dhigataa hub ay u adeegsato inay ninka ku weerarto

Comments

Popular posts from this blog

Xog Dheeraad Ah, Biyo baxa degdegg ah!

Maxaanu Kuu Haynnaa?